Musharax gaadiid, ciidamo & hub fara badan kala degay Baydhabo (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Baydhabo waxaa halkaasi gaaray maanta musharax si weyn looga dareemay magaalada oo halkaasi la tegay gaadiid, ciidamo iyo Hub fara badan Xuseen Cismaan Xuseen  agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ayaa diyaarad gaar ah ay ka dejisay garoonka magaalada Baydhaba, waxaana ka sii horeeyay diyaarad xamuul oo geysay 4 … Continue reading Musharax gaadiid, ciidamo & hub fara badan kala degay Baydhabo (Daawo Sawirro)